Bogga Hore · Maqaallo · Ra`yi · Online shop · Nala Soo Xariir May 12 2008
Navigation
Bogga Hore
Maqaallo
Downloads
Search
Muxaadarooyin
Quraan Kariimka
Tafsiirka Quraanka
Live Tv
Online shop
Nala Soo Xariir
BBC Somali
04:00-04:30
11:00-11:10
14:00-15:00
18:00-18:30
Idaacada Quranka


Islamic Food Guide


Gabay Xiiso Badan


(Abshir Bacadle)Akhriso Gabay xiiso badan
Islamic Links
Aflax.net
Altawqaa.com
Boqolsoon.com
Qaadisiya
Waaniye
Boorame
Somali Links
kadiyecomputer
Allgedo
Banadircity.net
Aflax.net
Abaaqaroow
Alldalka
Aftahan
Awdalnews
Banaadir City
Beerdhiga City
BBC Somali
Booramenews
Buurhakaba
Baraawepost
Cadaado.com
Casuura.com
Ceelbuurnet.com
Dayniile
Dalka Soomaalia
Deeyoo
Dagaxtuur
GediNet
Geedjaceel.com
Gobeey.com
Goobjoog
Hiiraan
Hamarey.com
Halgan Net
Hornafrik
Heegan
Horseednet
Idamaale
Jowhar
Janaale
Luun.com
Markacadey
Midnimo
MogadishuUniversity
qaranimo
Qaadisiya
SahanRadi.net
Somalinet
somaliweyn
soomaalinews
WaagaCusub Online
Wadanka
xaraash.com
static


Unmanned US Military Aircraft Crashes in Southern Somalia


Unmanned US Military Aircraft Crashes in Southern Somalia

dhibaatada ka taagan qaxootiga somaliya
Isbahaysiga Dib-U-Xoraynta Soomaaliyeed oo samaystay Warbaahin ugaara oo ay kusoo bandhigaan Siyaasada ay ka damacsanyihiin Somalia.
NewsAsmara 06/11/2007 Galabta 4:45pm, ayaa gudiga warfaafinta u qaabilsan Isbahaysiga Dib-U-Xoraynta Soomaaliyeed,uu albabada ufuray siminaar soconaya mudo hal asbuuc ah oo lagu baranayo Aqoonta warbaahineed, Siminaarkan oo furmay Magaalada Asmara oo xarun ku meel gaar u ah Isbahaysiga, kulankaan oo galbta dhacay ayaa Xoghayaha Warfaafinta u qaabilsan Isbahaysiga Md. Axmed
Kooxa hubaysan oo xalay weeraray Saldhiga booliska afisyooni degmada Waaberi ee Muqdisho.
Newskooxo hubaysan ayaa xalay weerar lixaadleh ku qaaday fadhiisimo Ciidan oo kuyaal xaafado katirsan degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.

xalay fiidkii ayay dayblay hubaysan waxay Weeraraeen saldhiga booliska afisyoono oo kuyaal degmada Waaber oo ay kusugnaanyeen Ciidamada booliska, dad goob
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Maanta lagu qarxiyay deegaanka Lafoole ee gobalka sh/hoose.
kooxaha Muqaawada Soomaliya ayaa saaka aroortii weerar xoogan ku qaaday kolonyo katirsan ciidamada dowlada Itoobiya ee kusoo duulay dalka Soomaaliya.
Wararka naga soo gaarao degaanka Lafoole oo katirsan gobalka Sh/hoose ayaa sheegayo in saakay la weeraray baabuur Itoobiyaan ah oo al socdeen Maleteriga Itoobiya.
Kooxaha Muqaawada oo xalay weeraray guri uu deganaa maareeyaha dekadda Muqdisho Cabdi Jiinoow.
Newsxalay fiidkii ayay kooxa hubaysan waxay Weeraro ku qaadeen guryo ay deganaayeen mas'uuliyiin katirsan dowlada Federaalka Soomaaliya oo uu kamid ahaa Maareeyayaha dekada Wayn ee Muqdisho Cabdi Jiinoow iyo Nin lagu magacaabo Cali Beere oo katirsan saraakiisha maamulka gobalka Banaadir
Beelaha Hawiye oo Warsaxaafadeed kasoo saaray Baasaboorka cusub oo ay soo saartay dowlada Federaalka Soomaaliya.
NewsKu: Dowladda Federaalka Soomaaliyeed
Ku: Dowladda Boqortooyada Sacuudiga
Ku: Ururka Islaamka
Ku: Ururka Jaamacadda Carabta
KU: Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed

Ujeedo: Warsaxaafadeed

Ka dib markii uu arkay Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye:
1. Ahmiyadda weyn ee ay ugu fadhido umadda Soomaaliyeed ee Muslimka ah gudashada waajibaadka Xajka.
24-Saac ee la soo dhaafay oo Magaalada Muqdisho lagu dilay Askar aad u farabadan oo katirsan Ciidamada dowlada Federaalka Soomaaliya.
NewsKooxaha kacdoonka kawado magaalada Muqdisho ayaa 24-saac ee la soo dhaafay Muqdoisho ku dilay Askar katirsan Ciidamada booliska dowlada Federaalka Soomaaliya ee kusugan caasimada.
8-Askari oo katirsan Ciidamada Itoobiya oo galabta ku dhintay Weeraro hoobiyaal ah oo lagu qaaday Ex.Warshadii hore ee Baastada.
NewsWarar kaladuwan ayaa ka soo baxayo weerar xoogan oo galabta lagu qaaday Ciidamada Itoobiya ee kusugan magaalada Muqdisho, galabta casarkii ayay kooxaha Muqaawada Soomaaliyeed Madaafiic iyo hoobiyaal ku garaaceen xarunta ay Ciidamada Itoobiya ka fadhiyaan Warshada Baastada ee magaalada Muqdisho
Kooxa hubaysan oo Maanta Suuq Bacaad ku khaarijiyay Sarkaal katirsan Ciidamada dowlada Soomaaliya.
NewsRabshado sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa Maanata ka dhacay suuq Bacaad oo ah suuqa labaad ee ugu wayn magaalada Muqdisho, maanta barqadii ayay gudaha Suu Bacaad ku dagaalameen Ciidamo katirsan Booliska dowlada Federaalka Soomaliya iyo kooxa hubaysan.
Baarlamaanka Soomaliya oo Maanat Dood kulul kalaeh sida laga yeelayo qodobadii ka soo baxay Shirkii dib u heshiisiinta beelaha Somalia.
NewsXildhibaanada baarlamanaka dowlada federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulan kuleh Xarunta A.D.C ee magaalada Baydhabo gobalka baay oo fadhiisin kumreel gaara u ah dowlada Federaalka Soomaliya.
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Maanta howl galo baaris ah ka bilaabay qaybo katirsan xaafadaha magaalada Muqdsiho.
NewsCiidamada dowlada Itoobiya ayaa Maanta baaritano xoogan kawado qaybo katirsan xaafdaha iyo degmooyinka magaalada Muqdsiho iyagoona xanibaad kusoo rogay dhaq dhaqaaqyadii dadwaynaha soomaaliyeed.
Ciidamada Itoobiya oo Maanta dad ku xasuuqay degmada W/wayn ee gobalka Sh/hoose.
NewsAskar Itoobiyaan ah ayaa la sheegay in ay toogteen dad rayid ah oo kusugnaay degmada walawayn oo katirsan gobalka sh/hoose.

warar lagu kalsoonyahay oo aan ka helany gobalka Sh/hoose ayaa sheegayo in Ciidamada Itoobiya ay maanta toogasho bareer ah ku dileen laba qof oo rayid ah kadib markii saak aroortii Weerar lagu qaaday kolonyo katirsan Ciidamada Itoobiya oo marayay wadada isku xierto Muqdisho iyo walawayn
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Maanata baaris kawado qaybo katirsan Magaalada Muqdisho.
NewsAskar Itoobiyaan ah ayaa la sheegay in toogteen dad rayid ah oo kusugnaay degmada walawayn oo katirsan gobalka sh/hoose.

warar lagu kalsoonyahay oo aan ka helany gobalka Sh/hoose ayaa sheegayo in Ciidamada Itoobiya ay maanta toogasho bareer ah ku dileen laba qof oo rayid ah
Page 1 of 39 1 2 3 4 > >>
Login
User-Name-kaaga

Password-kaaga



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Axkaamta Soonka
Axkaamta Soonka
Axkaamta Soonka 1
Axkaamta Soonka 2
Axkaamta Soonka 3
Axkaamta Soonka 4
Gubashadii Bakaaro



Users Online
Guests Online: 1
No Members Online

Registered Members: 9
Unactivated Members: 0
Newest Member: abdinasir
Al-Jazeera TV


Qudbad Sh. Sharif Sh. Axmed

Khudbadii uu ka jeediyey
Sheikh Shariif Sheikh ahmed
Shirka Asmara. 14-9-07)


Qudbad Xasaasi ah

Qudbadii Xasaasiga Ee Cabdulaahi Yusuf


Google Somali


Free TV

top

Copyright © 2007 Sahanradio.net All Rights Reserved
admin@sahanradio.net